Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay ansixinta Qorshaha Istiraatiijiyadda Dhab u heshiisiinta Gobolka Banaadir ee 2025-2029
Qorshahaan ayaa ah mid waafaqsan Siyaasadda Qaran ee dhab u heshiisiinta, iyadoona ansixintiisa ay kasoo qeyb galeen Madaxda Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir, Agaasimeyaal iyo Ururada Bulshada heer Gobol.
waxa so jedanaayo Cabduqadir Cumar Ibrahim


