Tababar gabdho lagu barayo xirfadda cilaan saarka oo laga daah furay Muqdisho.

0
122

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan xirfada cilaansaarka .

Tababarka ayaa loo qabtay haween ka kala socday degmooyinka Gobolka banaadir.

warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here