Baladweyne ( Radio Beerlula)-Ururka dhallinyarada is xilqaan ee Baladweyne ayaa Buundada weyn ee magaalada ku sameeyay Dayactir iyagoo al-xamay meelo aay ka daxaleeysatay .
Lacagta shaqadan lagu qabtay ayaa laga aruuriyay dhallinyarada ku mideeysan ururka Isxilqaan.
waxa soo jeedinayo Cabduqadir Cumar Ibrahim


