Shirka hirgelinta Siyaasadda Iskaashatooyinka Beeraha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shirka Hirgelinta Siyaasadda iyo dib u habeynta iyo Beeraha dalka.

Waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaarada Beeraha XFS wasiirada beeraha dowlad goboleedyada dalka iyo hay,adaha taageera beeraleyda.

waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here