Arday qaba baahiyaha gaarka ah qeybna ka ah imtixaanka qaranka oo ku nool Baladweyne oo codsaday tageero waxbarasho.

0
188

Cabdisalaan Osman Ahmed oo ah arday qaba baahiyaha gaar ah Islmarkaana qayb ka ah 2,961 arday oo sanadkaan u fariisatay imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare ee Magaalada Baladweyne.

Cabdisalaan ayaa heerkiisa waxbarasho Sare kusoo qaatay Dugsiga Hoose dhexe Sare ee Buundoweyn isaga oo aan awoodin in uu lugohiisa ku socdo islamarkaana inta badan adeegsada Gacmihiisa iyo mootada Bajaajta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here