Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha, Soomaliland Abubakar Cabdiraxman Good, ayaa si rasmi ah uga dhagax-dhigay Deegaanka Naq-dhamiijo ee gobolka Togdheer dhaam-biyood wayn oo cusub.
Waxaa madasha goobjoog ka ahaa Xildhibaano golaha deegaanka ah maamulka deeegaaka odoyaal iyo boqolaal shacab ah.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


