Beeraleey ku nool Jowhar oo loo qeybiyay deeq abuur ah

0
170

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle oo kaashanaysa Hay’adda DRC ayaa magaalada Jowhar ugu qaybisay beeralayda oo ku nool deegaanka Banaaney Abuurkan oo ka koobnaa Galley, Digir Salbuko,Sisin iyo yaanyo

Bixinta abuurkaan waxaa goob-joog ka ahaa xubno ka socday Hay’adda DRC iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here