Tababar ku saabsan Nabada iyo Xasiloonida oo lagu soo gaba gabeeyay Dhuusamareeb

0
242

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo gabagabeysay Tababar ku saabsan doorka culimada ee ka qaadan karaan nabadda iyo iskaashiga bulshada .

Munaasibada lagu soo xirayay Tababarka ayaa waxaa ka qaybgalay Isuduwaha Wasaarada Diinta iyo Awqaafta maamulka Galmudug, Culimo udiin, Odayaal, Haween iyo Dhallinyaro.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here