Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Caynaba ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xirayay Tartan kubadda cagta kaasi oo ay ka qeybģaleen 11 kooxood oo ka dhisan magaaladaasi.
Munaasabada lagu soo xirayay Tartankaan kubada cagta ayaa waxaa ka qeybgalay Bahda Ciyaaraha, Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliland, Dhallinyaro iyo Qaybaha kale ee bulshada.
Warkan Waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey


