Kulan looga hadlayay arimaha gargaarka oo lagu qabtay Baydhabo

0
166

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlada Koonfur Galbeed, Mudane Abdinasir Abdi Aruush, ayaa shir guddoomiyay kulanka isku xirka hay’adaha samafalka iyo Wasaaradda Arrimaha Gargaarka ee Koonfur Galbeed kaasi oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

Kulanka waxaa ka qeybgalay hay,adaha gargara ka shaqeeya ,wasiiro,xildhibano iyo maamulka degmada Baydhabo.

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here