Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha waaxda dhulka dowlada hoose ee dagmada Baladweyne Cabdiraxmaan Maxamed Fiidoow oo lahadlay radio Beerlula ayaa baaq udiray dilaaleyda dhulka iibisa ee Baladweyne.
Waxa uu sheegay in dowlada hoose ee dagamada Baladweyne waaxdeeda dhulbixinta ay wado qorshe lagu diiwaangalinayo aqoonsiyane loogu sameeynayo dilaaleyda dhulka iibisa.
waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


