Wasaaradda Waxbarashadda Hirshabeelle oo Baladweyne ku soo gaba gabeeysay imtixaanka qaranka

0
131

Baladweyne ( Radio Beerlula )-2961 ardey oo ku nool degmooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayuu maanta usoo gabagoobay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12 aad kuwaas oo imtixaanka ku galay 15 xarumood oo kuyaala guud ahaan degmooyinka dowlad goboleedka hirshabeelle.

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Hirshabelle Saciid Hagar Camalow ayaa fariin dhiirrigelin iyo hambalyo ah u dirtay ardayda dugsiyada Sare ee dalka oo dhammeystay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad gaar ahaana kuwa ku galaya deegaanada hirshabeelle.

waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here