Qoysas ku nool magaalada Oodweyne oo loo qeybiyay deeq isugu jirto dhar iyo maacuun

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Al-Raxma iyo Markaska Boqor Salmaan ayaa Deeq isugu jirta maacuun,Teendhooyin iyo dhar gaarsiiyay 1,000 Qoys oo Danyar ah kuwaasi oo ku Nool magaalada Oodweyne ee Somaliland.

Waxaa ka qeybgalay bixinta deeqdan xubno kamid ah Hay,adda Al-raxma,odayaal iyo masuuliyiin kamid ah maamulka magaalada Oodweyne.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here