In ka badan 125 qoys oo danyar ah oo raashin loogu qeeybiyay magaalada Agabar ee Soomaliland.

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Hey’adda Keyd iyo Aafooyinka Qaranka maamulka Soomaaliland ayaa Magaalada Agabar ee Gobalka Gabileey ugu qaybissy m Deeq raashiin inkabadan 125 qoys oo danyar ah.

Deeqdaan ayaa ka koobneed Bariis ,Baasto , Bur iyo Saliid.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here