Mashaariic Hormarineed oo laga hirgeliyay Degamada Xumbays oo la daah furay.

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Xumbays ee Gobalka Karkaar ayaa qabtay munaasabad lagu daahfurayey mashaariic Horumarineed oo si isku tashi ah ku dhisteen bulshada Deegaanka.

Mashaariicdaan Horumarineed oo oo dhiseen bulshada deegaanka Xumbays ayaa waxaa kamid ah Xaruunta Degmada, Saldhiga Ciidanka Booliiska iyo Xaruun loogu talagalay Hooyada iyo Dhallaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here