Horudhaca FC Hilaac iyo Libaaxyada Buulada

0
86

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa la filayaa ineey galabta ku ciyaaraan FC Hilaac iyo Libaaxyada Buulada

Ciyaarta ayaa bilaaba doonto 4:30 waxaana ay ka dhaceeysaa Garoonka Gantaalaha ee Baladweyne.

waxaa u daawasha tagi doona taageerayaal badan kuwaasi oo kala matalaya labada kooxood ee ciyaaraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here