howlwadeennada ka shaqeyn doona diiwaangelinta dadweynaha oo tababar looga furay Dhuusamareeb

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa tababar uga furay magaalada Dhuusamareeb Shaqaalaha kumeel gaarka ah ee ka shaqeyn doona diiwaangelinta dadweynaha.

waxa ka qeyb galay furitaanka tababarka mas’uuliyiin katirsan Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Shaqaalaha ka shaqeyn doona diiwaangelinta dadweynaha.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here