Arday baratay Xirfadaha farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada kismaayo ayaa lagu qabtay Munaasabad ày ku qalin jabinayeen arday baratay xirfadaha farsamada gacanta islmarkaana ka aflaxday Machadka Crypto Elite Academy.

Munaasabadaan lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Xildhibaano katirsan Golaha Wakiilada maamulka Jubbaland Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka, Maamulka Machadka, Waalidiin,Macallimiin iyo Dhallinyaro.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here