Qoysas danyar ah oo deeq raashiin loogu qaybiyay Hargeysa

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Soomaaliland ayaa magaalada Hargaysa deeq raashiin uguqaybiyay inkabadan 150 qoys oo danyar ah.

Deeqdaan raashiinka ahaa ka koobneed Bariis, Baasto,Bur , Timir iyo caano waxaa ka faaidaystay Qoysas isugu jiro Haweèn Caruur iyo Odayaal.

Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here