Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo ka helay dugsiga farsamada Harqaanka Cabaas.

0
139

Baladweyne ( Radio Beerlula)-In kabadan 7 macalin ayaa fursado shaqo ka helay dugsiga farsamada Harqaanka Cabaas ee kuyaala magaalada Baladweyne.

Macalimiintan ayaa horey u ahaa kuwo bartay xirfada laakiin aan shaqeeyn.

waxa soo jeedinaayo Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here