Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka jubada hoose ayaa laga daahfuray tababar kusaabsan ilaalinta xuquuqda maxaabiista.
Tababarka ayaa waxaa loo qabtay laamaha Amaanka Garsoorka iyo xeer ilaalinta Jubabaland.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.


