Baladweyne ( Radio Beerlula)-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen Dufcadii 8aad ee Schoolka Daarusalam international ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Waxaa munaasabada ka qeeybgaalay maamulka iskuulka waalidiin iyo mari sharaf kale.
waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


