Xarun caafimaad oo laga furay Baladweyne

0
125

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Cusbitaalka Iliyiin oo loogu talagay daweeynta Xanuunada iyo Qaliimada guud ayaa laga hirgeliyay Xaafada Kooshin ee Magaalada Baladweyne.

Adeegayada caafimaad ee uu qaban doono Cusbitaalka Iliyiin ayaa waxaa kamid ah Qaliimada iyo Daweeynta Cudurada ku dhaca kalyaha , Xanuunada ku dhaca Afka iyo Sanka iyo Xanuunada ku dhaca Caloosha iyo Madhiciiranka kuwaasi oo inta badan loo aadi jiray Magaalada Muqdisho.

waxa soo jeedinya Cabdiqadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here