Munaasabad lagu soo bandhigayay wax soo saarka beeraha oo lagu qabtay Gaalkacayo

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayo wax-soo-saarka beeraha iyo xoolaha waxaana soo qaban qaabiyay hay’adda KAALO.
Munaabadaasi ayaa waxaa kasoo qeyb galay maamulka gobolka mudug iyo mamulka degmada Galkacyo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here