Shaqaalaha ka shaqeyn doona diiwaangelinta dadweynaha oo tababar loogu soo xiray Dhuusamareeb

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Dhuusamareeb Shaqaalaha kumeel gaarka ah ee ka shaqeyn doona diiwaangelinta dadweynaha.

waxa ka qeyb galay xiritaanka tababarka mas’uuliyiin katirsan Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Shaqaalaha ka shaqeyn doona diiwaangelinta dadweynaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here