Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baraawe ayaa lagu qabtay Kullan looga hadalayay Sidii bulshada looga wacyigelin lahaa fahamka la xiriira Dastuurka Dalkeena Soomaaliya.
Kullankaan ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Degamada Baraawe, Agaasimeyaal, Ururada dhallinyarada, Haweenka , Odayaasha iyo qaybaha kale ee bulshada Degamadaasi.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.


