Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb uga furay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradasi tababar ku saabsan ka hortagga cudurada faafa iyo nafaqeynta xoolaha .
Tababarkaan ayaa soco doona muddo shan maaalmood ah waxaan bixinaya khuboro ku taqasustay xaanada xoolaha.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


