Munaasabad lagu xusayo sanadguuradii 48-aad ee xuriyada Jabuuti oo lagu qabtay Baladweyne.

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan ayaa lagu qabtay xuska 48-aad ee markii jabuuti ay ka xorowday Faransiiska.

Munaasabada waxaa Goobjoog ahaa maamulka Gobolka Kan degmada Baladweyne Saraakiisha Ciidanka XDS iyo kuwa Booliiska.

waxa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here