Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Al-Raxma ayaa Ceelbiyood ka hirgalisay Deegaanka Dhabi Hagoog Ee Degmada Laasgeel gobolka maroodi-jeex kasoo ay baahi badan u qaben dadka deegaanka.
Ceelkan ayaa waxaa hirgaliyay muxsiniin Soomaliyeed kuwaaso u sadaqeeyay Aabahood iyo Hooyadood oo dhintay.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


