Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Baladxaawo

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gado ayaa lagu qabtay kulan looga hdalayay amniga.

Waxaa kulanka ka qeeybgalay laamaha amaanka maamulka degmada iyo xildhibaano golaha shacabka Soomaliya.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here