Xarun lagu baran doono Xirfadaha farsamada gacanta oo laga daah furay Galkacyo

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Dugsiga Farsmada gacanta ee Elite.

Dugsigaan ayaa lagu baran doonaa xirfadaha la xiriira farsamada gacanta sida Biyo gelinta, Cilaan saarka , Korontada, iyo culuumta badda.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here