Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xaalado biya yari oo aad udaran ayaa kajirta deegaanka Dhoobe ee duleedka magaalada Baladweyne.
Dadka iyo duunyada ku nool deegaanka ayaa biyaha ka hela meelo fog iyadoo qiimo lacageed oo aad ubadan loogu keeno.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


