Ceelbiyood laga hirgeliyay deeganka Gogaysyada sare oo xariga laga jaray.

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Al-Raxma ayaa Ceelbiyood ka hirgalisay Degaanka Gogaysyada Sare Ee Gobolka Gabiley kasoo ay baahi badan u qaben dadka deegaanka.

waxa kaqeyb galay furitaanka ceelka mas’uuliyiin katirsan hay’adda Al-Raxma maamulka deegaanka Gogaysyada Sare iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here