kulan looga hadlaayey Amniga oo lagu qabtay Xudur

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobolka bakool kan degmada xuddur iyo saraakiisha laamaha amaanka ayaa iskugu yimid kulan looga hadlaayey amniga magaalada.

Kulanka ayaa warbixino looga dhageystay Saraakiisha Amniga iyo gudoomiyayasha qaar kamid ah degmooyinka gobolka Bakool.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here