Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula todobaadkan waxaan diiradda ku saareeyna dhallinyarada kushaqeysata xirfada riinjiyeenta albaabada, daaqadaha, iyo guryaha ee kunool magalaada Baladweyne 1-7-2025 Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


