Xubno kamid ah wasaaradaha Galmudug oo tababar loogu soo gabagabeeyay Gaalkacyo

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga ee maamulka Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo kusoo gabagabeysay tababar aqoon-isweydaarsi ah oo loo qabtay qaar kamid ah wasaaradaha iyo hay’adaha kashaqeya maamulka Galmudug.

Xiritaanka tababarka waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Cumar Aadan, Guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo, iyo wakiillo ka socday wasaaradaha Caafimaadka, Biyaha, Arrimaha Gudaha, iyo Shaqada & Shaqaalaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here