kulan looga hadlayay isbadalka Cimilada oo lagu qabtay magaalada Gabiley

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada somaliland ayaa magaalada gabiley ku qabatay kulan looga hadlayay Isbadelka Cimilada iyo adkaysiga bulshada Soomaaliland.

kulanka oo lagu qabtay maktabada gabiley ayaa waxaa ka qeyb galay aqoonyahanka dhalinyarada masuuliyiin kasocday wasaarada deegaanka soomaliland iskaashtada beeraleyda soomaaliland iyo marti sharaf kale .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here