Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo aaburtay fursad shaqo

0
158

Baladweyne (Radio Beerlula)-Daahir Cilmi Cali iyo Maxamed Cilmi Yuusuf oo kamid ah dhallinyaro ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku shaqeeyta xirafadda farsamada gacanta gaar ahaan cilad bixinta lugaha gaadiidka banjaray iyo badalkooda iyagoo shaqadan ku qabta qeyb kamid ah hareeraha wadada dheer ee aadda suuqa sare taasi oo ku talla xaafadda hoolwadaag

Xirfadan ayaa kamid ah xirfadaha ugu adag ee aay ku shaqeystaan dhallinyarada maadama la isticmaalayo biro adag oo cagta gaadiidka looga saaro waxaana intaas kadib xiga shaqooyin kale laga qabanayo lugta la cilad bixinayo.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here