Aqoon kororsi ku saabsan maareeynta biyaha oo lagu qabtay Baraawe

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Tamarta iyo qeyradka biyaha  maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa  magaalada Baraawe ka daah-furtay aqoor is weydaarsi ku saabsan sidii loo maareyn lahaa biya si bulshada Deegaanada hoosyimaado Baraawe aay u helaan biyo qiimo jaban.

Aqoon is weeydaarsigaan ayaa waxaa ka qeybgalay ururada rayidka ah, xubno ka socday tuulooyinka hoosyimaada magaalada Baraawe iyo masuuliyiin kamid ah shirkadaha bixiya biyaha.

waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here