Qoysas danyar ah oo haamaha gaaska cuntada lagu karsado loogu qeybiyay Berbera

0
126

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirakada Horn Petroleum ayaa manta magaalada bebera 300 qoysas danyar ah ugu deeqday 300 xabbo oo haamaha gaasta cuntada lagu karsado ah taaso kamida baahiyaha ay qabeen dadka danyarta ah .

munaasabada lagu wareejinayay haamanka gaasta cunada lagu karsado ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada berbera masuuliyiin kamida shirkada Horn Petroleum iyo dadkii danyarta ahaa lagu wareejiyay haamanka gaasta cunada lagu karsado.

waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here