Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada maaliyada Somaliland ayaa magaalada Hargeysa uku soo gabagabeysay shaqaalaha Waaxda Ganacsiga ee Wasaarada Maaliyadda tababar kor loogu qaadayo aqoontooda
waxa ka qeyb galay xiritaanka tababarka Agasimaha guud ee wasaarada maaliyada Somaliland Maxamed Xasan Saleymaan ganacsatada Somaliland iyo marti sharaf kale
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


