Maamulka gobolka Saaxil oo deeq daawo ah ku wareejiyay maamulka deegaanka Goda weyn.

0
171

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamed Daahir Cabdalle ayaa deeq dawo ah kuwareejiyey maamulka Degmada Goda Weyn

waxa ka qeyb galay wareejinta deeqda maamulka Degmada Goda Weyn bulshada ku dhaqan degmada iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here