Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey Buuga Boog aan Biskoon oo uu qoray Cabdiraxmaan Cismaan Axmed oo ah wiil dhalinyaro wax ka barta mid kamid ah iskulada kuyaala gobolka Banaadir
munaasabada lagu soo bandhigayey Booga waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan Dowlada somaliya, bahda wax barashada, aqoon yahano, iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi


