Baladweyne (Radio Beerlula)-magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaalmarinayey Ardaydii kalmaha hore ka galay Imtixanka Sanad Laha 2024/2025 ee Iskulka Hoose Dhexe Sare ee Al Falax Modern
waxa kasoo qeyb galay munaasabada maamulka iskuulka bahda waxbarashada waalidiin iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


