Maamulka gobolka Owdal oo magacaabay gudi ka shaqeeyn doona wax ka qabashada abaaraha

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Boorama ayaa lagu qabtay kulankaan oo lagu magacaabayay gudi ka shaqeeya wax ka qabashada abaaraha ka jira Gobolka Awdal kuwaasi oo saameeyay dadka iyo duunyada.

Kulanka waxaa ka qeybgalay maamulka gobolka,odayaal,gudiga la magacaabay iyo masuuliyiin kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here