Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo ariga suuqyada xoolaha ee Baladweyne

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa hoos u dhac xogaan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo xoolaha  suuqayada maagalada Baladweyne taasi oo sababtay xoolaha la keeno suuqa  oo batay

Halka neef ee Ariga ayaa maraya qiimo dhan 50 ilaa 40  dolar halka markii hore la iibin jiray 70 ilaa 80 dolar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here