Wacyigelin ku saabsan ka hortaga gudniinka fircooniga oo laga sameeyay magaalada Muqdisho.

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Ifraax Foundaation ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay barnaamij wacyigelin ah oo kusaabsan ka hortaga gudniinka Hablaha

Barnaamijkan wacyi galinta ah ayaa loo qabtay ardayda wax kabarta iskuulka Kaamil ee magaalada muqdisho iyaga oo laga wacyigalinayey qataraha kadhalan kara gudniinka Hablaha

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here