Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaana qaba baahiyaha gaarka ah ayaa ku dhiiraday ineey sameeystaan fursado ganacsi iyagoo furtay maqaayado yar yar oo lagu kariyo shaaha iyo raashiinka.
Shaqadan ayeey ka maareeyaan caruurtooda iyagoo ka bixiya qarashaadka waxbarashada iyo waxyaabaha kale ee ay u baahanyihiin.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


