Tababar ku saabsan badbaadada haweenka saxaafadda ka shaqeeya oo lagu soo gabagabeeyay Baydhabo.

0
112

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Ururka Haweenka saxafiyiinta Soomaaliyeed SOMWA ayaa Magaalada Baydhabo ugu soo gabagabeesay qaar kamid ah wariyaasha ka howl kala magalaada Tababar ku saabsan badbaadada haweenka saxaafadda ka shaqeeya.

Waxaa ka qeybgalay xiritaanka tababarka wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta KGS Dr Maxamed Ibrahim Bilaal Mas’uuliyiin katirsan Ururka Haweenka saxafiyiinta Soomaaliyeed SOMWA iyo wariyaasha looqabtay tababarka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here