Shir ku saabsan dhaqaalaha iyo arimaha Bulshada oo lagu qabtay Muqdisho

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay shir cilmiyeed looga hadlayay dhaqaalaha iyo arimaha Bulshada.

Waxaa ka qeeybgalay shirka wasiirka wasarada waxbarashada XFS aqoonyahano iyo madaxda jaamacadaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here